MADAXWEYNAHA OO XARIGA KA JARAY XARUNTA DHEXE EE GARSOORKA DOWLADDA PUNTLAND.

Garowe 31 July 2023: Iyadoo lagu guda jiro dabaaldega todobaadka 25-sano guuradii kasoo wareegatay markiii la-aassaasay Dowladda Puntland, Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta xariga ka jaray xarunta dhexe ee
cusub ee Garsoorka Dowladda Puntland.

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading