Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. Siciid Cabdullahi Deni, ayaa baaq u diray shacabka ka codeynaya degmooyinka Qardho, Eyl iyo Ufeyn, isagoona ka codsaday inay u dulqaataan inay go’aamiyaan masiirkooda, soona xushaan dadka ku matalaya Golaha deegaanka degmooyinka ay kunool yihiin.
Idilnews
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.