Garoowe)Digreeto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas Xeer Madaxweyne Lr- 136 November 13 2017 ayaa loogu magacaabay si kumeel gaar ah degmada Xumbays Guddoomiye iyo Guddoomiye Ku-xigeen.
Madaxweynaha Dawladda Puntland.
Markuu arkay: Dastuurka dawladda Puntland.
Markuu tixgeliyey: Aqoontooda iyo waayo aragnimadooda shaqo.
Markuu tixgeliyey: Tala soojeedinta Wasaaradda
Arrimaha Gudaha Dawladaha
Hoose iyo Horumarinta Reer
Wuxuu xeeriyey:
1.Waxaa Axmed Yuusuf Cusmaan si ku meel gaar ah
loogu magacaabay Guddoomiyaha degmada Xumbays.
2. Waxaa Bashiir Maxamed Cali [Galla] si ku meel
gaar ah loogu magacaabay Guddoomiye Ku-xigeenka degmada Xumbays.
Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay Madaxweynuhu.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.