Madaxweynaha Puntland oo gaaray magaalada Kismaayo (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland H.E Said Abdullahi Deni, iyo Wafti uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG ah ee Jubbaland. Waxaana si weyn ugu soo dhaweeyeen garoonka diyaaradaha Kismaayo Madaxweynaha Jubbaland H.E Ahmed Mohamed Islaam, Wasiiro, Xildhibaano, Isimo, Waxgarad, Siyaasiyiin iyo qeybta kala duwan ee Bulshada Jubbaland.

Madaxweyne Deni ayaa booqasho maalmo ah ku joogi doona magaalada Kismaayo, waxaana uu kulamo looga hadlayo xaalada siyaasadeed ee Soomaaliya, gaar ahaan doorashada uu la qaadan doonaa Madaxda Jubbaland, Waxgaradka iyo Qeybaha kala duwan ee bulshada.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading