“Waxaan u hambalyeeynaynaa Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) iyo ku-xigeenkiisa Mudane Maxamed Aw-Cali Cabdi, waxaanu sidoo kale boggaadinaynaa doorashooyinkii ka dhacay Somaliland ee Xisbiyada iyo madaxtooyada.
Madaxweynaha cusub ee Somaliland waxaan ka rajeynaynaa inuu furo weji-cusub oo nabad iyo xasillooni ku suntan iyo inuu illaaliyo deris wanaaga SSC-Khaatumo iyo Puntland, iyo sidii aysan mardanbe usoo noqon laheyn colaadihii hore u dhacay.” Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni.
-DHAMMAAD-
-XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND-
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.