Madaxweynaha Puntland oo ka dhoofay Muqdisho

Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni iyo Wafti uu hoggaaminayo ayaa ka dhoofay Muqdisho, isagoo ku ku wajahan Magaalada Garoowe, kaddib muddo bil ka badan oo uu ku sugnaa Muqdisho.

Madaxweyne Deni ayaa la filayaa inuu saacadaha soo socda Saxaafadda kula hadlay Garoowe, waxaana uu ku dhawaaqi doonaa go’aanka cusub ee Puntland ka qaadanayo marxalada hubanti la,aanta ah ee dalku uu galay.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading