Madaxweynaha Puntland oo khudbad ka jeediyay Doorashadii Duqa Eyl

Hadal jeedinta Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo caawa goobjoog ka noqday Doorashada Golaha Deegaanka degmada Eyl ee gobolka Nugaal, taasi oo ka mid ahayd sadexdii degmo ee Puntland ka qobsoontay doorashadii Goleyaasha deegaanka ee hal qof iyo hal cod.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading