Madaxweynaha Puntland oo kula kulmay Bulshada Qardho Beerta nasashada we Ceel-haare (VIDEO)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka qeybgalay Qado Sharaf Maamulka Gobolka Karkaar uu beerta nasashada ee Ceel-haare ugu sameeyay Madaxweynaha iyo wafdiga la socda ee Qardho ku sugan.

Madaxweynaha ayaa uga mahadceliyay bulshada degmada Qardho, siday Hormuud ugu noqdeen hirgelinta nidaamka Dimuqraadiyada iyo doorkii muhimka ahaa ee ay ka qaateen isdiiwaangelinta codbixiyeyaasha doorashada goleyaasha deegaanka ee degmada Qardho.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading