Madaxweynaha Puntland oo kulamo ka wada Muqdisho (VIDEO)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulamo la qaatay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Shiikh Shariif Shiikh Axmed, Guddoomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam.

Dhammaan kulamada ayaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka gaar ahaan arrimaha doorashada.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading