Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Maxamuud Nuur, Xildhibaanka Aqalka Baarlamaanka ee Gobolka Minnesota ee dalka Marayoanka iyo wafdi uu hoggaaminayo.
Wafdiga Maraykanka ee uu hoggaaminayo xildhibaan Maxamuud Nuur ayaa Puntland kala qeybgalaya dabaaldega mubaasabadda 1-da August, sanad-guurada 23-aad ee kasoo wareegatay markii Puntland la’asaasay.
Idilnews
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.