Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa magacaabay guddiga qaban-qaabada iyo diyaarinta xaflada xuska maalinta 1-da August 2021, kuwaasi oo kala ah:
- Xasan Shire Cabdi Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda (Guddoomiye)
- Cabdisamed Maxamed Gallan Wasiirka Wasaaradda Amniga iyo DDR-ta (Xubin)
- Aamino Cismaan Jaamac Wasiirka Wasaaradda Haweenka (Xubin)
- Jaamac Faarax Muuse Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha (Xubin)
- Cabdisalaan Siciid Faarax Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta (Xubin)
- Cabdi Xasan Xuseen Taliyaha Ciidanka Booliska (Xubin)
- Maxamed Cabdirashiid Cali Agaasimaha Guud Madaxtooyada (Xubin)
DHAMMAAD
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.