War-Saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha dowladda Puntland ayaa waxaa Maanta lagu Magacaabay gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Karkaar.
Xilkaan ayaa waxaa loo Magacaabay Cabdulaahi Maxamed Barre Caato kaas oo horay u soo noqday wasiir Ku Xigeenkii Wasaarada Xanaanada Xoolaha xiliiga uu Puntland Maamulayay Generaal Cadde Muuse Xersi.
Sidoo kale xilka gudoomiyaha Gobolka Karkaar ayaa waxaa horay u baneeyay Cabdullaahi Siciid Xersi Dhaqaajiye oo hadda ah Wasiirka Maaliyadda Puntland.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.