Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, ayaa magacaabay Agaasime waaxeedyo katirsan Wasaarada Arimaha Gudaha ,Federaalka Iyo Dimuqraadiyeenta Dowladda Puntland.
Saddexdan Agaasime waaxeed ee uu Magacaabay Madaxweyne Deni ayaa kala ah:
- Waxaa Beexaani Axmed Bare loo magacaabay Agaasimaha Waaxda Daryeelka Bulshada ( IDPs and Rufugee) .
- Waxaa Hodon Saciid Xasan loo magacaabay Agaasimaha Waaxda Dimuqraadiyeenta .
- Waxaa Cabdulqaadir Cabdimaalik loo magacaabay Agaasimaha Waaxda Nabadeynta Iyo Dib u Heshiisiinta,

Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.