Madaxweynaha Puntland oo tababar u soo xiray Ciidammo cusub (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland H.E Said Abdullahi Deni, ayaa tababar u soo xiray cutubyo kamid ah Ciidammada Booliska Puntland, kuwaas oo noqonaya dufcadii saddexaad ee ka qalinjabisa dugsiga tababarada Xorgable ee magaaladda Qardho.

Madaxweyne Deni ayaa sheegay in Xukuumadda uu hoggaamiyo ay dadaal fara-badan galisay dib-u-habeynta Ciidammada Puntland, isagoona Ciidanka tababarka loo soo xiray kula dardaarmay inay si wanaagsan u gutaan waajibaadkooda shaqo.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading