Madaxweynaha Puntland oo u dhoofaya Itoobiya

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta oo Isniin ah u safraya magaalada Addis Ababa ee Caasimadda Dalka Itoobiya.

Safarka Madaxweyne Deni ee dalka Ethiopia, ayaa ku saabsan xoojinta xiriirka Puntland iyo Itoobiya, gaar ahaan dhinacyada Amniga iyo Dhaqaalaha, isagoona la kulmi doona Madaxda ugu sareysa dalkaas.

Wararka ayaa sheegaya in Madaxweynaha Puntland uu casuumaad ka helay ka helay Ra’iisul Wasaaraha Dalka Itoobiya Abiy Ahmed, safarkiisa ayaana qaadan doona illaa 3 maalmood.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading