Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xarigga ka jaray Wadada NECSOM oo isku xirta Jidka 30-ka iyo Laamiga weyn ee Garoowe ku xira magaalooyinka kale ee Puntland.
Wadadan cusub ee laamiga ah ayaa kharashka ku baxay waxaa dhammaantiis bixisay Dowladda Puntland, waxayna ka mid aheyd 4 Waddo oo Madaxweyne Deni dhaggax dhigay 7-June 2021.
https://youtu.be/ixO4Sbk4mhs
Idilnews
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.