Madaxweynaha Somaliland Muse Bihi Abdi, oo gaaray Dalka Jabuuti ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha magaalada Jabuuti.
Ra’iisal wasaaraha Jabuuti Cabdiqaadir Kaamil Maxamed, Wasiiro iyo Masuuliyiin kale ayaa kusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha.
Madaxweyne Biixi ayaa ka qeyb-galaya caleema-saarka Ismaaciil Cumar Geelle, oo markii 5-aad berri loo dhaarinayo Madaxweynaha Jabuuti.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.