Madaxweynaha Somaliya oo gaaray Masar

Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud oo ajiibay martiqaad rasmi ah oo uu u fidiyey dhiggiisa dalka Masar Mudane Cabdulfataax Al-siisi,ayaa gaaray magaalada Qaahira ee xarunta dalkaas.

Labada Madaxweyne,ayaa ka arrinsan doona xaaladda Gobolka iyo danaha wadajirka ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Somaliya iyo Jamhuuriyadda Carbeed ee Masar, iyagoo mudnaan siinaya xoojinta xiriirka labo geesoodka ah iyo iskaashiga faca weyn ee ay wadaagaan Labada shacab.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading