Madaxweynaha Tigreega oo fariin adag u diray Abiy Ahmed

Madaxweynaha Ismaamulka Tigreega ahna Hoggaamiyaha TPLF Debression oo saxaafada la hadlay ayaa sheegay in Ciidanka Abiy Ahmed ay duqeeyeen warshadaha Sonkorta ee Wolkeyt, iyo xarunta korontada ee Takaze.

“Kooxda Abiye Ahmed ee guuldaradu dhankasta kasoo gaartay ,waxay maanta diyaarado ku weerareen warshadaha Sonkorta ee Wolkeyt, kahorna waxay la duqeeyeen xaruunta korontada ee Takaze.” ayuu yiri Madaxweyne Debression.

Madaxweynaha Tigreega ayaa intaas ku daray “Ciiddamada Tigreegu ficiladan jawaab celin lagaga aargoosanayo ayay sameyn doonaan.Goobo gaara oo la xulay ayaan duqayn doona”.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading