Madaxweynaha Ukrain oo wada hadal ka dalbaday Putin

Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa sheegay wadada ugu dhaw ee lagu joojin karo dagaalka Ukraine in ay tahay wadahadal toos ah oo ay wada-galaan isaga iyo madaxweyne Vladimir Putin.

“Ma dooneyno inaan weerarno Ruushka, mana qorsheyneyno in aan weerarno. Maxaad naga rabtaan annaga? Nooga taga dhulkeena” ayuu yiri

Wuxuu intaas ku daray isaga oo soo xiganaya wada hadal ka dhacay miis dheer bishii hore:

“Aan wada fariisano. 30 mitir meel ay noo dhaxaysana ha fariisan, sidii aad sameysay markii aad la kulmeysay madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron”.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading