Shir albaabadu u xiran yihiin ayaa uga socday caawa labada Madaxweyne Madaxtooyada.
Barina Waxaa loo Balamay in Wasiirada labada dhinac ay kulan yeeshaan.
Kadib waxaa soo bixi doona heshiis labada Dowladood ah oo dhinacyo badan leh.
Jibril Qoobey.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.