Garoowe: 24, Janaayo, 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Garoowe kusoo dhoweeyey wefti Balaadhan oo uu hogaaminayo Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Lafta-gareen.
Madaxweynaha Koonfur Galbeed iyo weftigiisa waxay ka qayb-gelidoonaan Caleema-saarka Madaxda Puntland, kaasi oo Garoowe ka qabsoomidoona 25, Janaayo, 2024.
Madaxweynayaasha Galmudug iyo KG oo soo gaaray Garowe. pic.twitter.com/KpTx8rgoPl
— Jibril Qoobey (@jibril_qoobey) January 24, 2024
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.