Madaxweynayaasha Soomaalida iyo Canfarta oo is afgarad ku gaaray Addis Ababa (Sawirro)

Madaxweynayaasha Soomaalida iyo Canfarta Itoobiya oo wada-hadallo uga bilowdeen Addis Ababa, ayaa is afgarad ku gaaray in lasoo afjaro colaada ka taagan deegaano dhaca xuduuda labada Ismaamul, sida ay shaacisay Wasaaradda Nabadda Dowladda Federaalka Itoobiya.

Wada-hadalada labada Madaxweyne Ismaamul ayaa yimid kaddib markii dagaalo lagu hoobtay oo salka ku haya muran dhul, ay maalmihii ugu dambeeyay dhexmareen Ciidammada Labada dhinac, oo garabyo ka helaya maleeshiyaadka Soomaalida iyo Canfarta.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading