UPDATE:Madaxweynayaashii hore ee Puntland, Faroole iyo Gaas: “Dhibkii Boosaaso ka dhacay waxaa mas’uul ka ah Guddoomiye Sacdiyo Salaad, iyadoo baalmartay nidaamka dowladda Puntland”. Wasiir hore Axmed Ciise Cawad, Xil.Shaaciye iyo Maxamed Faroole La-taliyaha Deni,ayaa sidoo kale ku qoran warsaxaafadeedkan oo ka soo baxay Nairobi, Kenya.
Halkan ka akhriso:-

Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.