Madaxweynaha Dowlada Jubaland Axmed Maxamed Islaam,ayaa ku booqday Xaafiiskiisa Ra’isalwasaare Maxamed Xuseyn Rooble.
Kulankoodu,waxuu ahaa mid caadiya oo is xog waraysi ah.

Dadaal dheer,ayaa loosoo galay ka badbaadinta Dalka iyo Dadka F&F.

Somaliya is dhagaysata oo iskaraamaysa oo Geed hoostiis wada fariisata,waa waxa loo halgamayay.

Anaa Wadaniya,Anaa hormuud ah,Anaa Caqli leh,Anaa Diric ah,Anaa wax aqaan,Anaa Daacad ah,Anig,Aniga,Aniga,Aniga ,,,waa diidnay.!!

Somaliya Dimuqraadiya,Fadaraal ah oo iskaraamaysa,waa yoolka loo socdo.

Jibril Qoobey.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.