Madaxweyne Axmed Karaash oo gaaray magaalada Qardho (Sawirro)

Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Karaash), ayaa maanta safar shaqo ku gaaray magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar.

Madaxweyne Axmed Karaash ayaa magaalada Qardho kaga qayb-galay munaasabadda daah-furka barnaamijka diiwaan-gelinta codbixiyaasha saddexda degmo ee Qardho, Eyl iyo Ufayn, kuwaas oo dhowaan laga qaban doono doorashooyin tijaabo ah oo ku salaysan qof iyo cod.

Wasiiro, Xildhibaano, Maamulka Gobalka Karkaar, iyo degmadda Qardho ayaa kusoo dhaweeyay Qardho Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Axmed Karaash.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading