Madaxweyne Axmed Madoobe Oo gaaray Magaalada Jowhar

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa gaaray Magaalada jowhar ee Xarunta KMG ah ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle halkaas oo uu kaga qayb galayo munaasabada Caleemo saarka Madaxweynaha Cusub ee Hirshabeelle.
Safarka Maaxweynaha Jubbaland ayaa waxaa ku weheliyay qaar ka mid ah labada gole ee dowlad goboleedka soomaaliyeed ee jubbaland.

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading