Madaxweyne Axmed Madoobe oo isku shaandhayn ku sameeyay Golahiisa Wasiirada

Illaa 11 Wasiir ayaa isku shaandheynta ay saameysay, waxaa qaar ka mid ah loo kala bedelay wasaaradaha, halka kuwo kalena ay waayeen.

Wasiir Aadan Ibraahim Aw Xirsi oo ka mid ahaa xubnaha aadka ugu dhow Axmed Madoobe ayaa loo magacaabay Wasiirka Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga, waxaa uu horay u ahaa Wasiirka Dastuurka.

 

 

Halkan ka akhriso wareegtada:-


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading