Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa soo gaba gabeeyay safarkii uu ku joogay Puntland.

Madaxweynaha ayaa Dowlada iyo shacabka Puntland uga mahad celiyay sida weyn ee ay usoo dhaweeyeen isaga iyo wafdigiisa mudadii ay joogeen Magaalada Garowe.

Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.