Madaxweynaha Dowladda Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa caawa kulan la qaatay Wakiilka Midowga Yurub ee Soomaaliya Nicolas Berlanga.
Kulankan ayaa qeyb ka ah kulamo xiriir ah oo Madaxweynahu uu la yeelanayo Wakiilada Beesha Caalamka iyo saamilayda Siyaasada dalka.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.