Madaxweyne Axmed Madoobe oo la kulmay Senatorada maanta la doortay

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa aqalka martida ku qaabilay xubnaha Cusub ee loo doortay Aqalka Sare een Baarlamaanka JFS kuwaas oo ah xubnahii ugu danbeeyay ee laga sugayay Dowlada Jubaland.

1. Xasan Daahir Yarow
2. Ibraahim Aw-gaab
3. Laylo Nuur Maax
4. Maryan Faarax Kaahiye

Madaxweynaha ayaa xubnahan ku booriyay inay si Wanaagsan oo danta dalka iyo dadka ku jirto ay u gutaan waajibaadka maanta loo doortay isla markana sida ugu wanaagsan ay u matalaan Dowlada Jubaland.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading