Madaxweyne Axmed Madoobe oo shaaciyay inay bilaabayaan doorashada Golaha Shacabka (VIDEO)

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, oo ka hadlayey munaasabada daahfurka barnaamijka JPLG ayaa ka hadlay xaalada siyaasada dalka, isagoo balan qaaday In dhawaan la bilaabayo Doorashooyinka xubnaha golaha shacabka isagoo ugu baaqay Dhamaan bulshada inay ka qeyb qaatan hirgalinta Doorashooyinka golaha shacabka ee dhawaan bilaabanaya.

Madaxweynaha ayaa ugu baaqay dhamaan shacabka reer Jubaland in si isxilqaan ah ay oga qayb qaataan doorashada kuraasta Aqalka hoose, taasoo tusaale u noqoneysa sida isku duubnida looga gudbi karo caqabadaha hortaagan doorashada.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading