Madaxweyne Axmed Madoobe oo u dhoofay Kenya

Madaxweyne Axmed Madoobe waxuu maanta udhoofay Kenya.

Socdaalka Madaxweynaha,ayaa ku qotoma xaalad caafimaad oo isaga ugaar ah.

Maalinkii Axada ahayd,ayuu dib ugu soo laabtay Kismaayo kadib safar maalmo qaatay oo uu ku gaaray isla Kenya.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading