Madaxweyne Biixi oo codkiisa ka dhiibtay doorashooyinka Somaliland (VIDEO)

Madaxweynaha Somaliland Muse Bihi Abdi, ayaa maanta codkiisa ka dhiibtay doorashada Golayaasha Wakiillada iyo Deegaanka, taas oo saaka ka bilaabata deegaanada Somaliland.

Madaxweyne Biixi oo Warbaahinta kula hadlay goobta uu codka ka dhiibtay ayaa sheegay in Doorashada Somaliland ay indhaha ku hayaa guud ah Bulshada caalamka, isagoona ugu baaqay Shacabka Somaliland inay si wanaagsan oo ay ku jirto wadaniyad ay u dhiintaan codkooda.

Jibril Qoobey


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading