Madaxweyne Biixi oo la kulmay dublamaasiyiin sare oo ka socda Midowga Yurub iyo UK (VIDEO)

Madaxweynaha Somaliland Muse Bihi Abdi, ayaa kulan la qaatay Diblomaasiyiin ka socday dalalka Midowga Yurub iyo UK oo Somaliland u tagay indho indhaynta Doorashooyinka golayaasha deegaanka iyo Wakiillada oo isniintii ka dhacday deegaanada Somaliland.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading