Madaxweynaha Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar Cagjar, ayaa ku dhawaaqay Golaha Wasiirrda cusub ee Deegaanka Soomaalida.
1- Xafiiska Madaxweynaha: Dr. Xuseen Qaasim
2- Xafiiska Beeraha: Dr. Cabdiqaadir Iiman
3- Xafiiska Hor. Xoolo dhaqatada: Subeer Xuseen Cumar
4- Xafiiska Hor magaalooyinka: Cabdiraxman Ciid Daahir
5- Xafiiska Waxbarashada: Cabdulaahi Lacag
6- Xafiiska Caafimaadka: Dr. Muuse Axmed Ibraahim
7- Xafiiska Maaliyadda: Cabdiraxmaan Axmed
8- Xafiiska Adeega shacabka: Warsan
9- Xafiiska Jidadka: Eng. Saddaam Xuseen
10- Xafiiska Nabadgalyada: Mubashir Dubad
11- Xafiiska Cadaalada: Axmed Xaaji Samatar
12- Xafiiska Biyaha: Xasan Daadhi
13- Xafiiska Xirfadaha iyo shaqo-abuurka: Xuseen Geydh
14- Xafiiska Arimaha Bulshada: Cabdullaahi Amaan(ONLF).
15- Xafiiska Arrimaha Haweenka: Xaliimo Xasan Maxamuyd
16- Xafiiska Ganacsiga Iyo Gaadiidka: Malaw Maxamed
17- Xafiiska Maalgalinta iyo Warshadaha: Dayib Axmed Nuur
18- Xafiiska Ciyaaraha iyo dhalinyarada: Maxamed Mahdi
19- Xafiiska Warfaafinta: Cabdiqaadir Rashid Ducaale
20- Xafiiska Macdanta Iyo shidaalka: Khadra Bashiir
21- Xafiiska Deegaanka iyo Kaymaha: Eng Muxiyadiin Cabdi Xuseen
22- Xafiiska Waraabka iyo dooxooyinka: Maxamed Fatah
23- Xafiiska Curinta iyo sayniska: Faaduma Deeqa
24- Xafiiska Qorshaynta: Maxamed Sheekh Aden
25- Xafiiska Dakhliga: Maxamed Naaji
26- Xafiiska Maaraynta Iyo khataraha: Axmed Yaasiin Sh Ibraahim(ONLF)
27- Xafiiska Dhaqanka Iyo Dalxiiska: Maxamed ismaaciil.
Idilnews
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.