Madaxweyne Dani oo booqday Wasaarada maaliyada

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr Siciid Cabdullaahi Deni iyo Madaxweyne Kuxigeenka Axmed Cilmi Cismaan ayaa Booqday Xarunta Wasaraadda Maaliyadda Dawladda Puntland ee Caasimada Garoowe.

Madaxwaynaha iyo Waftiga uu Hogaaminaayay waxaa Xarunta Wasaardda ku soo dhoweeyay Wasiirka Maaliyadda Agaasimaha Guud iyo madaxkale oo ka tirsan Wasaaradd Maaliyadda.

Madaxwaynaha ayaa kulan la qaatay Madaxda Bangiga dhexe ee dawladda Puntland oo ay ka wada hadleen Hanaanka dhaqaalaha ee dalka iyo shaqooyinka muhiimka ah ee dhinaca Dakhlig.

Baahintii

XafiiskaWacyigalinta iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading