Madaxweyne Deni iyo Boqor Burhaan oo ku kulmaya Muqdisho

Madaxweyne Deni iyo Boqor Burhaan saakay in ay ku kulmaan Xamar ayay ubadan tahay.

Kulanka,waxaa dalbaday Madaxweyne Deni oo ergo udiray Boqorka.

Hotel Airport in uu ka dhaco kulankaas,aysy ubadan tahay.

Sida muuqata Deni,waxuu qaatay talooyinkii ahaa is furfurid iyo dabacsanaan hogaamin in uu muujiyo.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading