Madaxweyne Deni iyo Boqor Burhaan oo kulmay

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan Qado ah la qaatay Isimada kala ah Boqor Burhaan Boqor Muuse, Beeldaaje Cali Beeldaaje Faarax, Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Yaasiin iyo Beeldaaje Cali Beeldaaje Salaad.

Isimada mid walba dan gaar ah,ayuu uyimid Muqdisho,waana mida keentay in ay Madaxweynaha ku kulmaan.

Boqor Burhaan,wuu ku hakaday Muqdisho,isagoo socdaal ah.

Beeldaajayaashuna waxay ukala yimaadeen Muqdisho arimo Guryo iyo Caafimaad.

Waa kulankoodii ugu horeeyay Isimadu ay la kulmaan masuul Siyaasiya ah marka laga soo tago RW Xamse oo booqasho gaar ah ugu tagey Hotelka ay degan yihiin.

16-Nov,ayuu Madaxweyne Deni ku aadan yahay Bosaso hadii rabi idmo.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading