Madaxweyne Deni iyo Isimada oo kulan dheer usocdo

Kulankii bilowday saakay xili hore ee udhaxeeyay Madaxweyne Deni iyo Isimada,ayaa weli socda.

Warar aan ka helay Madaxtooyada Puntland,ayaa xaqiijinaya in xoogaa is afgarad ah jiro oo intii hore layskaga soo dhawaaday.

Wada xaajoodka,waxaa hada ku biiray Agaasimaha Ciidamada PSF Jen.Maxamuud Diyaano.

Shirka Madaxweyne Deni Iyo Isimadda,ayaan rajo badan laga qabin markii hore in xal kama danbaysa la gaaro Maanta.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading