Muqdisho: 14 June 2022: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka Dowladda Mareykanka ee Soomaaliya Larry André Jr.
Kulanka ayaa looga hadlay guud ahaan xaaladda Soomaaliya, gaar ahaan Amniga iyo Abaaraha.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.