Madaxweyne Deni iyo Saraakiisha Amniga Puntland oo ku shiraya Qardho

Madaxweynaha Puntland H.E Said Abdullahi Deni, oo ku sugan magaaladda Qardho ayaa shir la qaadan doona saraakiisha ugu sareysa Hay’adaha Amniga Puntland, kuwaas oo saacadihii ugu dambeeyay ku qulqulayay Qardho.

Kulanka ayaa looga hadli doonaa xaalada Amni ee Puntland, la-dagaalanka Argagixisada iyo dib-u-habeynta Ciidammada Puntland, waxaana warbixino looga dhageysan doonaa Taliyayaasha Guud ee Ciidanka Puntland iyo Taliyayaasha qeybaha Booliska Gobalada.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading