Madaxweyne Deni iyo wafti uu hogaaminayo oo ku wajahan Garacad

Wafti balaaran oo uu hogaaminayo Madaxweyne Deni oo ay qayb ka yihiin Maalgashadayaal Somali iyo ajaanib ah,ayaa u anba baxaya halka ay ka socoto dhismaha Dekeda Garacad maalinka beri foog ah.

Dhismaha Dekeda Garacad waxuu galay wajigii la oran karay waa ugu danbeeyaa ee gudaha Badda laga shaqaynayay.

Sida qorshuhu yahay Sep 2021,ayaa xariga laga jari doonaa hadii eebe idmo.

Madaxweyne Deni si hufan,ayuu iskaga xilsaaray shaqada Dekeda in ay socoto.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading