Madaxweyne Deni iyo waftigiisii oo si diiran loogu soo dhaweeyay Adis-ababa

Madaxweyne Deni oo si diiran loogu soo dhaweeyay Adis-ababa.

Madaxwenaha iyo waftigiisa,ayaa maalmo joogi doona Adis-ababa caasimada dalka Itoobiya oo ay kula kulmi doonaan madaxda ugu saraysa dalkaas.

Madaxweyne Deni inta uu ku sugan yahay Adis waxuu kaloo la kulmi doonaa wakiilada beesha caalamka,madaxda midowga Africa iyo shirkado ganacsi oo danaynaya maalgashi ay ku sameeyaan Puntland.

Ugu danbayn Madaxweynaha iyo waftigiisa waxay uga sii gudbi doonaan Itoobiya dalka Shiinaha oo ay ka haystaan casuumad rasmi ah.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading