Faallo:-Madaxweyne Deni maku saxan yahay garab istaaga Rooble?

Hadaan ahaan lahaa Ninka Maanta ku fadhiya Kursiga miisaanka leh ee Madaxtooyada Puntland ma taageereen Rooble iyo qorshihiisa.

Xataa hadaan han siyaasadeed leeyahay si kalaan umaarayn lahaa ee Rooble kama dhex raadiyeen rajadayda.

1.Rooble mawado xal Somali ay ku gaari karto Dowladnimo.

2.Rooble mahan Nin laysku halayn karo oo hadaf iyo go’aan leh.

Si kasta oo ay uyar yihiin fursadaha jira hadana aragti aan ahayn Rooble iyo Farmaajo oo Dalka badbaado unoqon karta,ayaan ku dhaqaaqi lahaa.

Markaad tahay siyaasi kasoo jeeda Puntland oo ugu yaraan boqolkiiba Afartan damiir ku jiro oo uhakanaya qiyamka guud Rooble kama dhex goobeen dan gaar ah iyo mid guud midna.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading