Madaxweyne Deni oo Baydhabo usocdaalaya

Madaxweyne Deni saakay sida qorshuhu yahay hadaan wax isbadalin,waxuu kusii jeedaa Baydhabo oo usoo dirtay casuumad rasmi ah.

Kadib Baydhabo waxay ubadan tahay in uu uga sii gudbo Kismaayo-Nayrobi ama Dhuusamareeb Bosaso.

Puntland saamaynteeda siyaasada Somaliya way muuqataa.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading