Madaxweyne Deni oo Beri ku Aadan Wadanka Zambia

Madaxweynaha Dowlada Puntland Maalinka Berri foog ah Sadex Saac Subaxnimo,ayuu ku Aadan yahay Zambia.

Sabtida,waxuu kulan la qaadanayaa Waxgaradka,Ganacsatada iyo haldoorka Bulshada Somalida Zambia.

Axada,waxaa loo qabanayaa Xaflad balaaran oo uu kula hadlayo Jaaliyada Somalida.

Isniinta,ayuu ka anba baxayaa ugu danbayn Zambia.

Soo dhaweyn maqaamkeedu sareeyo ayay udiyaarisay Jaaliyada Qaniga ah ee Zambia.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading