Madaxweyne Deni oo bilad sharaf guddoonsiiyay Cali Giir (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa bilad Sharaf guddoonsiiyey Mudane Cali Ismaaciil Cabdi Giir oo ka mid ah Asaasayaashii Puntland.

Mudane Cali Ismaaciil Cabdi Giir waxaa uu door muhim ah kasoo qaatay dhismihii Puntland iyo marxaladihii kala duwanaa ee ay soo martay isagoo markii danbe Wasiir kasoo noqday Puntland iyo Soomaaliya.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading