Madaxweyne Deni oo booqday deegaanka Adisoone (VIDEO)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhoweeyay deegaanka Adisoone oo ka tirsan degmada Qardho.

Madaxweynaha ayaa Bulshada deegaankaasi uga mahadceliyay soo dhoweynta, wuxuuna ku booriyay inay siweyn uga qeyb qaataan doorashada goleyaasha deegaanka Qardho oo dhacaysa 25ka Bishan, isla markaana ay codkooda siiyaan Ururka siyaasadeedka KAAH oo fursadan siiyay.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading