Madaxweyne Deni oo casho-sharaf u sameeyay Suxufiyiinta Puntland (VIDEO)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa kulan casho sharaf ah ugu sameeyey Madaxtooyada Garoowe weriyayaasha Puntland oo maanta usoo idlaaday Shirweynihii Afraad ee Ururka Warbaahinta Puntland ee MAP.

Madaxweyne Deni waxa uu hambalyo la wadaagay hogaanka cusub ee maanta loo doortay Ururka, waxa uu kula dardaarmay inay ka shaqeeyaan tayaynta Warbaahinta, adkaynta midnimada, Amniga iyo horumarka Puntland iyo guud ahaan Soomaaliya.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading